Madaxweyne Pervez Musharraf oo geeriyooday, isagoo 79 jir ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynihii hore ee Pakistan Pervez Musharraf ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Dubai isagoo 79 jir ah, kadib markii uu muddo xanuunsanaa Musharaf waxa uu xukunka kula wareegay afgembi aan dhiig ku daadan sannadkii 1999-kii, wuxuuna isku ahaa madaxa ciidamada Pakistan, madaxa fulinta iyo Madaxweynaha markii uu dhaceen weeraradii 9/11 ee Maraykanka. Qiyaastii sagaal … Continue reading Madaxweyne Pervez Musharraf oo geeriyooday, isagoo 79 jir ah (Daawo Sawirro)